Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS
Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada...
Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada...
SC DHAMAAN SHAQAALAHA XAFIISKAsalaan kadib waxaan galnay 10 kii danbe ee Ramadaan ka waxaana kujira habeen udhigma camal ahaan 83...
waxay maanta go,aamiyeen inay abaaraha ugu deeqaan mushaarkooda waa xas waana tusaale mudan in lagu daydo cidakale iska jari kartaana...
when i observed the situation of our land mother ,it is required to make it's future time to design ordering...
ansixinta PSN dhamaan degmooyinka ayaa kaqabsoomay magaalada jig-jiga taas oo la isla qaatay inuu ka hirgalo dhamaan degmooyinka deegaanka
Xafiiska Beeraha DDS ayaa tababar u qabtay xubno ka socda 15 degmo oo Deegaanka ah kuwaasi oo isugu jira dirawalo...
Wasiirka Xafiiska Beeraha Deegaanka iyo qaar ka mid ah agaasinnada xafiiska ayaa soo kormeeray beeraha geedmidhoodka laga beero ee degmooyinka...
Wafti balaadhan oo ka socday Soomaaliya iyo Somaliland oo khibrad wadaag u jooga deegaanka ayaa saaka loo sharaxey qorshayaasha iyo...
Wasiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maamulka degmada Qabribayax ayaa kormeeray mashaariicaha laga fulinayo degmada, iyadoo laga faa'iidaysanayo mashruuca horumar...
Munaasibad ay soo diyaariyeen maamulka magaalada Jigjiga oo lagu daah-furayay Barnaamijka dhaxal-reebka cagaaran ee magaalada ayaa ka qabsoontay Buurta Kaaraamardha.
Xafiiska Beeraha Degmada Tulli-guuleed ee gobolka faafan. Madaxa xafiiska beeraha degmada Tulli-guuleed Mudane Abdi yuusuf ayaa koormeero iyo indho indhayn...
Madaxweyne-ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa booqasho ku tagay dhul-beereedka qamadiga Awbarre & Tulli-guuleed ee gobolka Faafan. Booqashadan oo...
Gudiga Dalag iyo daryeel ee Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa yeeshay kulankoodii Caadiga ahaa oo looga xaajoonayay Beeraha Magaalada (Urban Agriculture)....