Ramadaanka iyo Fursada

SC DHAMAAN SHAQAALAHA XAFIISKAsalaan kadib waxaan galnay 10 kii danbe ee Ramadaan ka waxaana kujira habeen udhigma camal ahaan 83 sanowaana la aqbalaa ducooyinka madaama aynu kujirno dal ahaan SRS  Dhibaato culus oo ah abaarowaxaan ina xasuusinayaa in ilaahay labaryo oo laxasuusto inuu inaga kor qaado dhibaatada ay kamidtahay1. roob la,aanta/yare2 fahmi la,aanta dadkeena ee xaga beeraha wax soosaarka3.fahan la,aanta macdanta kujirta dhulka een kabakhtiyay no4. fahan la,aanta wabiyadan qul qulaya hadan gaajo loogu agbakhtiyayao5………..IWM

Leave a comment

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: