Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Wasiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maamulka degmada Qabribayax ayaa kormeeray mashaariicaha laga fulinayo degmada, iyadoo laga faa’iidaysanayo mashruuca horumar kaga jawaabidda saamayta qaxootiga oo isugu jira ballaadhinta xarunta caafimaadka Hartasheekha, dhismo dugsi iyo 8km oo…
