Gudiga Dalag iyo daryeel ee Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa yeeshay kulankoodii Caadiga ahaa oo looga xaajoonayay Beeraha Magaalada (Urban Agriculture).

Kulankan ay yeesheen gudiga dalag iyo daryeel ee Maamulka Magalada Jigjiga ayaa lagaga wada xaajooday sidii lo dardar galin lahaa hawlaha baranamijka dalag iyo daryeel ee beeraha Magaalada ee dhinaca diyaar garawga iyo waxa waxa u qabsoomay.

Waxaa warbixintii laga dhagaystay madaxa xafiiska beraha iyo ilaalinta deegaanka ee magalada jigjiga mudane faysal C/lahi yusuf.

Ujeedada beeraha Magaalada culayska loo saaray ayaa ah sidii loo gaadhi lahaa isku filnaansho dhinaca wax soosaarka beeraha magaalada jigjiga gaar ahaan khudaarta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: