Xafiiska Beeraha DDS ayaa tababar u qabtay xubno ka socda 15 degmo oo Deegaanka ah kuwaasi oo isugu jira dirawalo iyo makaanikyo cagafyada beeraha ah. Tababarkan oo uusoo diyaariyey xafiiska beeraha waaxdiisa Fidinta Farsamooyika Casriga ah ayaa ka furmay kulliyadda tababarada xirfadaha kala duwan iyo farsamada ee Jigjiga Polly tichnic, tababarkani ayaana ah mid kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee…
Somali Regional State