Qaybta 1: Macluumaadka Xafiiska/Hay’ada Fulinta Magaca Xafiiska Mashruuca Hindisay: Xafiiska Beeraha Sekterka uu hoostago: Waaxda Damaand Qaadka Cuntada Magaca Mashruuca: Mashruuca Sugida Damaanada Cuntada iyo Nafaqada Qeexida Nooca Mashruuca: 1.kor u qaaadida awooda habnoleleed ee qawsaska danyarta ah oo la siinayo taageero farsamo, qorsha ganacsi iyo daymo maalgashi uah ganacsigooda. 2. kobcinta garaadka aqooneed ee habraaca cuntooyinka nafaqada heer maamul ilaa heer qaws iyaga oo lasiinay wacyigalino ,tobobaro kale duwan iyo farsamooyin casri ah oo wax kabadalaya noloshooda caafimaad iyo ta dhaqaale oo sixirbaraka kow ka yahey iyada oo la isticmaalayo cuntooyinka dalaga wadan ee kala duwan.3. tobobar ku saabsan srategeda damaanada cuntad oo la siinayo maamulada Gobalad , degmooyinka iyo khabiirada degmooyinka. Goobta: Dhamaan 11 Gobal iyo 93 Degmo Qiyaasta kharashka mashruuca (Wadarta): 65,750,000
ETB
Baahida Miisaaniyada: ETB 65,750,000
ETB
Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta dalka 65,750,000
ETB
Ilaha kharashka: khasnada dawlada
Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta qalaad Ilaha kharashka: Qiyaasta kharashka hawl-fulinta & dayactirka (kharashka guud ee hawl-fulinta sanadka): Qiyaasta wakhtiga mashruuca labilaabayo (Bisha /sanadka)
:
1/25/2015 Qiyaasta wakhtiga hawlgalinta ee mashruuca dhamaday (Bisha /sanadka)
:
9/20/2015 Qaybta 2: Ujeedada & Ahmiyada Mashruuca HEERKA TAYADA TALABIXINTA QIIMAYNTA Dhibcaha 2.1. Maxaa loogu baahday hirgalinta mashruucan? (marka laga eego dhibaatada u xalinayo ama fursadaha ka dhalan kara). soo raaci macluumaadka muhiimka ah ee ku ,saabsan xadiga dhibaatada ama fursadaha ka dhalanaya. waxaa mashruuca lloogu baahday damaanad la’aan cuntada oo kolba sii kordhays , habnololeedka bulshada oo qolqulaya , nafaqo darada haweenka iyo caruurta iyo saboolka xad dhaafka oo isaguna kordhay sabab ta oo ah abaaraha soo noqnoqday , waxsoo saarka oo yaraadey iyada oo la isticmaalin farsamooyinka casriga ah , abuurka tayasan iyo waraabka iyo ugu danbayn suuq la’aan iyo sixir barar . sidaa darteed mashruucan wuxuu kor u qaadayaa awooda xamilineed ee khataraha iyo sugida damaaanad iyo nafada ee qawsaska damaanad la’aanta haysato isla markaana lagu dhimo saboolnimada iyada la siinayo taageero farsamo, tobobaro iyo daymo qaysaskan
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay = Hindisaha mashruucu wuxuu ku guuldaraystay sharaxaada dhibaatada ama fursada ama dhibaatada/fursadu way qeexan yihiin balse laguma qanci karo.
Hufnaan la’aan (Macadda)= Macluumaadka tiro ahaaneed ee daliisha u ah baaxada dhibaatada ama fursadaha jira mahufna. Gudbay = waxaa si dhamaystiran loo qeexay dhibaatada & sababaha keenay ama fursadaha jira oo si waafi ah loo soo dhigay taasoo ku lamaan daliisha maangalka ah ee baaxada dhibaatada ama fursadaha mashruuca laga helayo.
TALABIXIN 2.2 Mashruucan mayahay mid ay fulin karaan shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn? Haddii jawaabtu tahay maya fadlan sababta sharaxaad ka bixi. Ma fulin karaan shirkadaha gaarka ahi ama Hay’adaha aan Dawliga ahayn. Sababta oo ah malaha xirfadlayaal si gaar ah ugu tababaran oo qaban kara shaqadan. shaqadanina waxay u baahan tahay shaqaale si gaar ah loogu carbiyay oo aqoon iyo tababaro dheeraad ah u leh.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay= su’aasha lagama jawaabin
MaCadda = Ma cadda in mashruucan fulintiisu ku haboon tahay dawlada ama shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn midnaba.
Gudbay = Waxaa si cad loo soo dhigay haboonaanta in hindisaha mashruucan ay fuliso dawladu ama shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn.
TALABIXIN 2.3 Maxaa ka dhalan kara hirgalin la’aanta mashruucan? Hadii laga baaqsado mashruucan waxaa ka dhalan kara in tirada dadka cuna yaraato haysato ay korodho,nafaqadarada haweenka iyo caruurtu korodho taas oo sababi karta xanuuno iyo dhimasho , waxsoosaarka oo hoos u dhaca isla markaana keena sixir bararoo keena xadiga saboolka in uu siyaado .
Natiijada qiimaynta tayada
Dhicisoobay
= cawaaqibka ka dhalan kara hirgalin la’aanta mashruucan ma qeexna, ama saamayn badan malaha.
Macadda =
cawaaqibka ka dhalan kara waa la sheegay balse macadda.
Gudbay =
Cawaaqibka iyo saamaynta mashruuca intuba si cad oo waafi ah ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.4 Dalka ma ka jirta khibrad/tusaale loo soo qaadan karo mashruuc lamid ah mashruucan? (fadlan kaga jawaab
Haa
ama
Maya.
haddii jawaabtu tahay haa fadlan raaci hibrada laga dhaxlay. Haddii jawaabtu tahay maya sharaxaad ka bixi talaabooyinka dheeriga ah ee lagaga hortagi kkaro khataraha jira)
Haa way jiriraan , tu saale ahaan mashaaricaha barnaamijyada damaanad qaadka cuntada sida shabagada badbaada waxsoosaarka (PSNP) oo hada ko hor ka hawlgalay 46 degmo hadana lagu balaadhiyay
dhamaan 93 degmo ee deeganka kaas oo yoolkiisu yahey in lagu dhibo saboolka xadka ee miyiga itoobiya
.
Natiijada qiimaynta
tayada
Guuldaraystay=
Dalka wax khibrad ah kama jirto, ama lama qeexin talaabooyinka ka hortaga khatarta. Ama dalka khibrada la mid ah mashruucan way ka jirta balse waxaa dhacday natiijada oo liidata iyo jirid la’aanta talaabada ku haboon ee ka hortaga khatarta mashruucan.
Macadda=
Talaabooyinka kahortaga khatarta laguma soo darin ama ma sharaxna
.
Gudbay =
inkasto wax khibrada ah aysan ka jirin dalka balse waxaa si cad loo sharaxay talaabooyinka kahortaga khataraha ka dhalan kara mashruucan.
AMA
Dalka waxaa ka jirta khibrad iyo natiijo wacan oo laga helay mashruucan.
TALABIXIN 2.5 Ujeedooyinka mashruuca maxay yihiin? 1) kor u qaadista awooda xamilida khataraha iyo sugida damaanada cuntada 2) kor u qaadidda waxsoosaarka beeralayda iyo xoolo dhaqato beeralayda si loo xaqiijiyo damaanada cuntada ee heer qoys iyo kor u qaadista wacyiga shaqaalaha iyo xirfadlayaasha beeraha ee heer degmo iyo heer bulshadaba. 3) in shaqo abuur looga sameeyo xoogsatada beeralayda iyo xoolo dhaqato beeralayda
Natiijada qiimaynta tayada
Dhicisoobay =
Ujeeddoyinka mashruucu ma qeexna.
Macadda =
Ujeedooyinku way qeexan yihiin balse habraaca mawaafaqsana.
Gudbay =
Ujeedooyinka si waafi ah ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.6 Maxay yihiin hawlaha, waxsoosaarka iyo natiijada mashruucan? Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
mid ka mid ah hawlaha , waxsoosaarka ama natiijada mashruucu ma qeexna.
Macadda =
hawlaha , waxsoosaarka iyo natiijada mashruucu way dhigan yihiin balse lama xidhiidhsana sharaxaada mashruuca.
Gudbay =
hawlaha , waxsoosaarka iyo natiijada mashruuca si cad ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN Hawlaha: 1)Waxaa kor ukici doona damnad qaadka cuntada iyo nafaqada
Wax soo saarka (Maxsuulka)
waxaa habonoiled kooda kor loo qadayaa dad tiradoodu dhantahay 10,000 qof
Natiijada waxaa kor ukacaya hab fikirka bulshada ee ku aadan habsami u isticmaalka cuntooyinka dheeli tiran
2.7 Maxay yihiin faa’iidooyinka laga helayo mashruuca, haddii si haboon loo hirgaliyo? Natiijada qiimaynta tayad
a
Guuldaraystay=
waxaa lagu guuldaraystay sharaxaada faa’iidooyinka mashruuca.
Macadda =
Faa’iidada mashruuca si cad looma soo dhigin.
Gudbay =
Faa’iidooyinka mashruuca si cad ayaa loo sharaxay.
TALABIXIN Faa’iidooyinka: 1) waxaa kor loo qaadayaa damanada cuntada 2) waxaa kor ukacaya hab fikirka bulshada ee ku aadan habsami u isticmaalka cuntooyinka dheeli tiran 3) wuxuu shaqo abuur u samaynayaa xoogsatada ku sugan goobta laga fulinayo mashruuca 2.8 Dadka ka faa’iidaysteyaasha ah ee mashruuca maxay yihiin? Tiradooda? Waxaa ka faa’iidaysanaya 444 qoys oo beeralay/xoolo dhaqato beeralay ah. Sidoo kale waxaa shaqo abuur ka helaya 1,375 ruux oo xoogsato ah.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
wuxuu ku guuldaraystay sharaxaada kutalagalka cidda ka faa’iidaystaha ah ee mashruuca.
Macadda =
kutalagalka cidda ka faa’iidaystaha ah ee mashruuca si cad looma soo dhigin (tiradu ma cadda)
Gudbay =
ka faa’iidaysteyaasha mashruuca iyo tiradoodaba si waafi ah loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.9 Sharaxaad ka bixi siyaabaha mashruucu doorkiisa kaga qaadan karo ka midho dhalinta ujeedooyinka qorshaha horumarinta Qaranka, Qorshaha Istitateji ee deegaanka, qorshaha sekterka ama siyaasadaha kala ee dawlada? Wuxuu mashruucani kor u qaadayaa yoolka 15 (SDG 2,15). Sidoo kale, wuxuu ku sidkan yahay yoolasha 17 iyo 7 ee heer wadan iyo heer deegaan ee qorshaha 10 ka sano
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
ma jirto wax xidhiidh ah oo ka dhexeeya qmashruuca & Qorsheyaasha kala duwan ee dalka iyo deegaanka sida qorshaha koboca & isbedelka (GTP), qorshaha horumarinta qaranka (NDP) ama barnaamijyada sekterka intaba. Nrams
M
acadda
=
waxaa tixraac laga dhigtay barnaaminyada qaranka, deegaanka ama sekterka balse xidhiidhka ka dhexeeya mashruuca iyo barnaamijyadani macadda.
G
udbay
=
waxaa si cad loo soo dhigay tixraaca iyo xidhiidhka ka dhexeeya mashruuca iyo qorshaha ama istiratejiyada ay khusayso. .
TALABIXIN 2.10 Tax fursadaha (khiyaarada) la tixgaliyay ee suurtagalinaya hanashada ujeedooyinka mashruuca. Fadlan sharaxaad ka bixi sababta lagu doortay xulashada fursadan. Waxaa si wanaagsan farsamada mashruucan lagu fulinayo laga fuliyay 5 gobol oo ay kasoo baxday natiijo yididiilo leh. waxaa sidoo kale, lagaga maarmay farsamadii hore ee dhulka lagu soo noolayn jiray ee loo yaqaanay Gabion oo waarideeda aad uga hooseeyay farsamada lagu fulinayo mashruucan. waxaad fursad u haysataa oo kale, in ay jiraan shaqaale loo tababaray oo loo carbiyay sida farsamada biyo-baahiyayaasha loogula tacaalo waraarada/jeexjeexyada.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraysta=
majirto wax fursad ah oo la taxay ama la tixgaliyay.
Macadda =
fursaduha waa lasoo taxay balse sharaxad lagama bixin sababata hanaankan loo soo qaatay ama kuwa kale loo buriyay
.
Gudbay =
waxaa si waafi ah loo soo taxay fursadaha (wadeeqooyinka) islamarkana la bayaamiyay sababta lagu xushay.
TALABIXIN 2.11 Tax dhamaan saamaynta togan iyo taban ee mashruuca, sido kale sharaxaad ka bixi habka mashruucu saamaynta xun ugu yeelan karo qaybaha kala duwan ee bulshada sida (sinjiga, Isirka, diinta, dadka laxaadka la iwm) iyo hanaanka kahortaga saamayntan. dhamman shaqooyinka mashruucani wax samayn taban ah kuma laha dadka iyo deegaanka
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay
=
wuxuu ku guuldaraystay soo bandhigida saamaynta mashruuca ama saamaynta xun laguma qanci karo.
Macadda =
saamaynta togan iyo tan taban ee mashruuca way taxan yihiin balse sicad looma tibaaxin.
Gudbay =
saamaynta togan iyo taban ee mashruuca si cad ayaa loo soo bandhigay laguna qanci karo.
TALABIXIN Qaybta 3: Macluumaadka Maaliyada HEERKA TAYADA QIIMAYNTA (Dhamaan maaliyada waxaa lagu soo dhigaya Birr ETB) Natiijada qiimaynta tayada
(iskudarka qodobada 3.1, 3.2 iyo 3.3)
Guuldaraystay=
macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda =
macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay =
Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN 3.1 Qiyaasta wadarta kharashka lagu dhamaystirayo mashruuca: 65,750,000 3.2 Baahida miisaaniyada ee mashruuca 65,750,000 (wadarta miisaaniyada dhamaan sanadada waa in ay la egtahay cadadka ku dhigan qodobka 3.1 f) Sanad misaaniyadeedka Cadadka lacagta loo baahan yahay 2015 65,750,000 3.3 Ilaha maalgalinta mashruuca Nooca Maaliyada Cadadka(ETB) Cadadka (%) Lacagta Qalaad Khasnada dawlada 65,750,000 100 Daynta dibada Deeqda dibada Daynta dalka gudihiisa Dakhliga Iibka Lacagaha kasoo xerooda adeegyada Kaalmada bulshada WADARTA
(Qiimaha la xisaabiyay)
65,750,000 100 0 3.4 Kharashka hawl-fulinta sanadka(ETB): Natiijada qiimaynta tayada
(iskudarka qodobka 3.4 iyo 3.5)
Guuldaraystay =macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn. Macadda = macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin. Gudbay = Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN wadarta guud ee qiiyaasta hawl-fulinta sanadka ee mashruuca 650,000 kharash intee dhan ayaa laga dabooli karaa miisaaniyada hatan jirta? kharashka hawl-fulinta ee cusub (cadadka laxisaabiyay) 650,000.00 3.5 Ilaha miisaaniyada kharashka dheeriga ah ee hawl-fulinta: ( 65,750,000
) khasnada dawlada
( ) Daynta Dibada (
) Deeqda Dibada
( ) Daynta Dalka gudihiisa ( ) Dakhliga Iibka ( ) lacagaha kasoo xerooda adeegyada kala duwan ( ) kaalmada bulshada 3.6
Dib u habaynta (maalgalinta) dhulka ma loo baahan yahay? (Haa/Maya)
Haddii jawaabtu tahay ‘Haa’ sheeg wadarta cadadka kharashka ku baxaya helista dhulkan (kharashka Magdhawga/ dib u dajinta iwm)
Maya
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda =
macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay
= Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Qiyaasta wadarta kharashka dhulka: ETB 3.7 Mashruucu dakhli ma abuuraya? (Haa/Maya): Haddii jawaabtu tahay haa fadlan soo bandhig qiyaasta dakhliga, illaha dakhliga iyo odoroska/sadaasha cadadka faa’iidada kasoo baxaysa mashruuca (IRR). Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay
= macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda
= macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay
= Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Sanadka 1aad ee hawlgalka Sanadka 2 Sanadka 3 Sanadka 4 Ilaha dakhliga: cududa shaqaalaha Faa’iidada mashruuca (IRR): 4. Qorshaha Hirgalinta Heerka Tayada Qiimaynta Dhibcaha 4.1 Soo dhig qorshaha jadwalka mashruuca: Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Jadwalka laguma qanci karo.
Macadda=
qorshaha jadwalka waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin. Gudbay = qorshaha jadwalka waa cad yahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Marxaladda wakhtiga Diyaarinta /dhamaadka qiimaynta (dib-u-eegista) Hamble Dhajinta qandaraaska Bixinta qandaraaska Shaqo bilaabida Diqimti Dhamaystirka shaqada Yekatit Adeeg bixinta mashruuca (hawlgalka mashruuca) Miyasiya 4.2 Tax gashiyada cududa shaqaalaha, agabka hawlgalada iyo adeegyada muhiimka u ah hirgalinta iyo hawlgalka mashruuca. Sidee wakhtiga ku haboon lagu helaya? Khabiirada waaxda daman qaadka cuntada iyo khabiirada habnoloeedka bulshada Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Arrimaha ku xusan su’aasha lagama jawaabin.
Macadda =
Gashiyada mashruuca waa la sheegay balse siyaabaha lagu helayo macadda.
Gudbay =
Gashiyada mashruuca iyo qorshaha helida gashiyada si hufan ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 4.3 Maxay tahay khibrada xafiiska mulkiilaha ah ee hirgalinta mashaariicda lamidka ah mashruucan? Haddii khibradu kooban tahay ama aysan jirinba sharaxaad ka bixi habka loo xalinayo xaaladan (khibrad la’aanta). Wuxuu fuliyay mashaariicdan sidan oo kale ah sadexdii sano u danbeeyay ee 2012,2013 iyo 2014. wuxuu leeyahay waaxda fulinaysa ee xafiisku shaqaale khabiiro ah iyo loo caribyay oo tababaro badan qaatay islamarkaana khibrad dheeriya ka helay mudadii ay ku dhexjireen shaqadan.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
khibrad la’aan & xalka suurta galka ah lama soo dhigin.
Macadda =
khibrad la’aan hase yeeshe, xalka kahortaga waxaa suurtagal ah in arrintan waxkataro iyadoo balse u baahan faahfaahin dheeraad ah.
Gudbay =
Waxaa dhigan khibradii hore oo xaqiijin u baahan
AMA
Khibrad la’aan balse xalka lasoo dhigay oo ah mid lagu qanci karo.
TALABIXIN 4.4 Tax wakaaladaha ama hay’adaha dabagalka ee loo baahan yahay ka qaybgalka hirgalinta mashruuca iyo arrimaha sharci ee furdaaminta u baahan? Xafiiska maaliyada iyo xafiiska qorshaynta DDS
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
lagama jawaabin.
Macadda =
Hay’aduhu ay xusan yihiin balse waxaa jira farqi dhinaca sharciga
ah (
Farqi arrimaha Hay’adeed)
Guulaystay=
Waxaa si waafi ah loo taxay dhamaan hay’adaha ay khusayso iyo macluumaadka sharciyeed ee ku xeerran.
TALABIXIN 4.5 Tax bah-wadaagta mashruuca iyo xaalada/heerka latashi ee lala yeeshay. Xafiisyada iskaashatooyinka, cilmi-baadhista iyo wakaalada calafka iyo abuurka xulka ah ee DDS
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Bahwadaagta lama soo dhigin.
Macadda =
Bahwadaagta waa la taxay balse lalama tashan
ama
shaxda bahwadaagta ma dhamaystirna.
Gudbay =
Bahwadaagta si dhamaystiran ayaa loo dhigay, waxaan bilawday latashigii bahwadaagta.
TALABIXIN 4.6 Tax khataraha habsami u hirgalinta mashruuca soo wajihi kara (maxay yihiin caqabadaha soo bixi kara?) iyo habka maareeynta khatar kasta oo mashruuca soo wajahda. (haddii loo baahdo fadlan ku darso faahfaahin dheeri ah) i TALABIXIN Qeexida khataraha Habka maareeynta khataraha? 4.7 Mashruuca shaandheeynta hore ku guulaystay ee u baahan daraasaad kale A. Maxay dhantahay Miisaaniyada daraasadka ee loo baahan yahay? ETB B. Miisaaniyada daraasaadka xagee laga helaya? C. Sharaxaad ka bixi qaabka diyaarinta iyo dhamaystirka daraasaadka.
You need to add a widget, row, or prebuilt layout before you’ll see anything here. 🙂