Qaybta 1: Macluumaadka Xafiiska/Hay’ada Fulinta Magaca Xafiiska Mashruuca Hindisay: Xafiiska Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga Sekterka u hoostago: Beeraha Magaca Mashruuca: Kor u qaadida waxsoosaarka dalagyada firileyda iyo geed-midhoodka Qeexida Nooca Mashruuca: Beeritaanka qamadiga waraabka, beeritaanka bariiska, kobcinta/biqlinta geed-midhoodka iyo aasaasida faraca hooyada geed-midhoodka Goobta: Badila’ad, west godey, ceel-baxay
Degmooyinka: Godey, Berano, Jigjiga City Administration
Qiyaasta kharashka mashruuca (Wadarta): 24,025,882
ETB
Baahida Miisaaniyada: Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta dalka 24,025,882
ETB
Ilaha kharashka: khasnada dawladda
Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta qalaad ETB Ilaha kharashka: Qiyaasta kharashka hawl-fulinta & dayactirka (kharashka guud ee hawl-fulinta sanadka): Qiyaasta wakhtiga mashruuca labilaabayo (Bisha /sanadka)
:
Mask/2015 Qiyaasta wakhtiga hawlgalinta ee mashruuca dhamaday (Bisha /sanadka)
:
Sane/2015 Qaybta 2: Ujeedada & Ahmiyada Mashruuca HEERKA TAYADA TALABIXINTA QIIMAYNTA Dhibcaha 2.1. Maxaa loogu baahday hirgalinta mashruucan? (marka laga eego dhibaatada u xalinayo ama fursadaha ka dhalan kara). soo raaci macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan xadiga dhibaatada ama fursadaha ka dhalanaya.
Waxaa mashruucan loogu baahdey baahida loo qabo beero iyo dhir-kobcinta uu xafiisku yeesho kuwaas oo loo dhammeystirayo xidhmooyinka farsamooyinka casriga ah si xoolo-dhaqato beeraleyda uu ugu noqdo beer-faltusaaleed sidoo kale barbaarinta geed-midhoodka taas oo laga soo saari doono waxsoosaarka ugu sareeya ee hiktarkii kasoo bixi kara iyo abaqaalka geedmidhoodka oo xoogan iyadoo booqasho-beereedyo lagu qaban doono isla markaana khibrad iyo waayo aragnimo dheeri ah uga qataan si ay kor loogu qaado waxsoosaarka guud iyo midka gaar ahaaneedba/hiktarkiiba ee dalagyada muhiimka ee cuntada iyo dhir-kobcinta geedmidhoodka.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Hindisaha mashruucu wuxuu ku guuldaraystay sharaxaada dhibaatada ama fursada ama dhibaatada/fursadu way qeexan yihiin balse laguma qanci karo.
Hufnaan la’aan (Macadda)=
Macluumaadka tiro ahaaneed ee daliisha u ah baaxada dhibaatada ama fursadaha jira mahufna.
Gudbay =
waxaa si dhamaystiran loo qeexay dhibaatada & sababaha keenay ama fursadaha jira oo si waafi ah loo soo dhigay taasoo ku lamaan daliisha maangalka ah ee baaxada dhibaatada ama fursadaha mashruuca laga helayo.
TALABIXIN 2.2 Mashruucan mayahay mid ay fulin karaan shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn? Haddii jawaabtu tahay maya fadlan sababta sharaxaad ka bixi. Ma fulin karaan shirkadaha gaarka ahi. sababta oo ah waa mid u baahan aqoon-xirfadeed oo ku aadan shaqaalaha xafiiska ee sida gaarka ah loogu carbiyey isla markaana waayo-aragnimo dheeri ahna u leh ka midho dhalinta waajibaadka loo idmadey ee booskooda shaqo ee waaxda taas oo doorweyn ka ciyaareysa horumarinta waxsoosaarka firileyda iyo geedmidhoodka.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
su’aasha lagama jawaabin
Macadda =
Ma cadda in mashruucan fulintiisu ku haboon tahay dawlada ama shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn midnaba.
Gudbay
=
Waxaa si cad loo soo dhigay haboonaanta in hindisaha mashruucan ay fuliso dawladu ama shirkadaha gaarka ah ama hay’adaha aan dawliga ahaayn.
TALABIXIN 2.3 Maxaa ka dhalan kara hirgalin la’aanta mashruucan? Haddii aan la hirgalin mashruucan waxaa ka dhalan kara in xoolo-dhaqato beeraleydu ay wayaan xarun ama goob faitusaaleed u noqota oo ay ka helaan waayo-aragnimo iyo khibrad-wadaag ku saleysan farsamooyinka casriga ee waxsoosaarka, sidoo kale in la waayo ama uu gabaabsi noqdo abaqaalka geedmidhoodka taas oo u hogaamineysa in waxsoosaarku hoos u dhaco keeneysana cunto yaraan.
Natiijada qiimaynta tayada
Dhicisoobay
= cawaaqibka ka dhalan kara hirgalin la’aanta mashruucan ma qeexna, ama saamayn badan malaha.
Macadda =
cawaaqibka ka dhalan kara waa la sheegay balse macadda.
Gudbay =
Cawaaqibka iyo saamaynta mashruuca intuba si cad oo waafi ah ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.4 Dalka ma ka jirta khibrad/tusaale loo soo qaadan karo mashruuc lamid ah mashruucan? (fadlan kaga jawaab
Haa
ama
Maya.
haddii jawaabtu tahay haa fadlan raaci khibrada laga dhaxlay. Haddii jawaabtu tahay maya sharaxaad ka bixi talaabooyinka dheeriga ah ee lagaga hortagi kkaro khataraha jira)
Haa wey jiraan, waxaana tusaale u ah: in degmooyinka Beercaano, Dolo-ado, MMJ iyo sidoo kale deegaanka oromiya laga hirgaliyey goobo beer-tusaaleedyo waxsoosaarka kor loogu qaadayo x loogana qaatey khibrad iyo waayo aragnimo si waxsoosaarka kor loogu qaado gaar ahaan qamadiga waraabka oo rajo weyn galinaya wadanka inuu ka maarmo qamadiga wadanka dibadiisa uu kala soo dago.
Natiijada qiimaynta
tayada
Guuldaraystay=
Dalka wax khibrad ah kama jirto, ama lama qeexin talaabooyinka ka hortaga khatarta. Ama dalka khibrada la mid ah mashruucan way ka jirta balse waxaa dhacday natiijada oo liidata iyo jirid la’aanta talaabada ku haboon ee ka hortaga khatarta mashruucan.
Macadda=
Talaabooyinka kahortaga khatarta laguma soo darin ama ma sharaxna
.
Gudbay =
inkasto wax khibrada ah aysan ka jirin dalka balse waxaa si cad loo sharaxay talaabooyinka kahortaga khataraha ka dhalan kara mashruucan.
AMA
Dalka waxaa ka jirta khibrad iyo natiijo wacan oo laga helay mashruucan.
TALABIXIN 2.5 Ujeedooyinka mashruuca maxay yihiin? 1)
In gashiyada tayeysan la gaadhsiiyo xoolo-dhaqato beeraleyda DDS,
2)
In waxsoosaarka guud iyo midka gaar-ahaaneed (hitarkiiba kor loo qaado ee Xoolo-dhaqato beeraleyda si loo xaqiijiyo damaanada cuntada ee heer qoys.
3)
In la dhiirigaliyo xoolo-dhaqato beeraleyda iyadoo shaqo abuur ay ka helayaan dadka xoogsatada ah ee xoolo-dhaqato beeraleyda ah
4)
In waxsoosaarka kor loo qaado tiro iyo tayo ahaanba.
Natiijada qiimaynta tayada
Dhicisoobay =
Ujeeddoyinka mashruucu ma qeexna.
Macadda =
Ujeedooyinku way qeexan yihiin balse habraaca mawaafaqsana.
Gudbay =
Ujeedooyinka si waafi ah ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.6 Maxay yihiin hawlaha, waxsoosaarka iyo natiijada mashruucan? Dhismayaasha 130 biyo-baahiye oo da Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
mid ka mid ah hawlaha , waxsoosaarka ama natiijada mashruucu ma qeexna.
Macadda =
hawlaha , waxsoosaarka iyo natiijada mashruucu way dhigan yihiin balse lama xidhiidhsana sharaxaada mashruuca.
Gudbay =
hawlaha , waxsoosaarka iyo natiijada mashruuca si cad ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN Hawlaha: 1) Beeritaanka qamadiga waraabka oo dhan 50 hiktar. 2) Beeritaanka bariiska waraabka oodhan 25 hiktar 3) Soo saarida iyo kobcinta abaqaalka geedmidhoodka oo dhan 500,000 abaqaal 4) Aasaasida bustaanka abaqaalka geedmidhoodka oo dhan 4 hiktar.
Wax soo saarka (Maxsuulka): Maxsuulka laga helayo qamadiga/bariiska 40/60 kintaal hiktarkiiba, sidoo kale waxaa kor u kacaya soo saarida/dhir-kobcinta abaqaalka geedmidhoodka 40% marka loo eego sanadkii 2013-2014 T.I
Natiijada Waxaa kor u kacaya waxsoosaarka hiktarkiiba madaama loo dhammeystirey gashiyadii iyo farsamooyinkii beerashada isla markaana natiijada laga dhaxlayo booqasho-beereedka ay baraarugayaan xoolo-dhaqato beeraleydu si waxsoosaarkooda kor ugu qadaan loona yareeyo cunto yaraanta.
2.7 Maxay yihiin faa’iidooyinka laga helayo mashruuca, haddii si haboon loo hirgaliyo? Natiijada qiimaynta tayad
a
Guuldaraystay=
waxaa lagu guuldaraystay sharaxaada faa’iidooyinka mashruuca.
Macadda =
Faa’iidada mashruuca si cad looma soo dhigin.
Gudbay =
Faa’iidooyinka mashruuca si cad ayaa loo sharaxay.
TALABIXIN Faa’iidooyinka: 1) Wuxuu kor u qaadayaa waxsoosaarka hiktarkiiba laga helo 2) Wuxuu kordhinayaa abaqaalka geedmidhoodka 3) Waxaa bulshada xoolo-dhaqato beeraleydu ku baraarugeysaa in tabcado beeraha si loo yareeyo cunto yaraanta 2.8 Dadka ka faa’iidaysteyaasha ah ee mashruuca maxay yihiin? Tiradooda?
Waxaa ka faa’iideysan doona xoolo-dhaqato beeraley gaadhaya
1,875
qoys oo loo qaybin doono waxsoosaarka kasoo go’aya sidoo kale waxaa la gaadhsiin doonaa abaqaalka geed-midhoodka beeraley dhan
10,000
qoys. Dhinaca shaqo-abuurka waxaa shaqo ka heli doona mashruucan
300
qof.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
wuxuu ku guuldaraystay sharaxaada kutalagalka cidda ka faa’iidaystaha ah ee mashruuca.
Macadda =
kutalagalka cidda ka faa’iidaystaha ah ee mashruuca si cad looma soo dhigin (tiradu ma cadda)
Gudbay =
ka faa’iidaysteyaasha mashruuca iyo tiradoodaba si waafi ah loo soo dhigay.
TALABIXIN 2.9 Sharaxaad ka bixi siyaabaha mashruucu doorkiisa kaga qaadan karo ka midho dhalinta ujeedooyinka qorshaha horumarinta Qaranka, Qorshaha Istitateji ee deegaanka, qorshaha sekterka ama siyaasadaha kala ee dawlada? Wuxuu mashruucani kor u qaadayaa yoolka __ (SDG _,__). Sidoo kale, wuxuu ku sidkan yahay yoolasha __ iyo _ ee heer wadan iyo heer deegaan ee qorshaha 10 ka sano
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
ma jirto wax xidhiidh ah oo ka dhexeeya qmashruuca & Qorsheyaasha kala duwan ee dalka iyo deegaanka sida qorshaha koboca & isbedelka (GTP), qorshaha horumarinta qaranka (NDP) ama barnaamijyada sekterka intaba. Nrams
M
acadda
=
waxaa tixraac laga dhigtay barnaaminyada qaranka, deegaanka ama sekterka balse xidhiidhka ka dhexeeya mashruuca iyo barnaamijyadani macadda.
G
udbay
=
waxaa si cad loo soo dhigay tixraaca iyo xidhiidhka ka dhexeeya mashruuca iyo qorshaha ama istiratejiyada ay khusayso. .
TALABIXIN 2.10 Tax fursadaha (khiyaarada) la tixgaliyay ee suurtagalinaya hanashada ujeedooyinka mashruuca. Fadlan sharaxaad ka bixi sababta lagu doortay xulashada fursadan. Waxaa jira fursadaha ugu muhiimsan ee suurogalinaya ujeedooyinka mashruuca oo ah iney jiraan dhul aad ugu habboon, habka waraabka korontada, adeeg iyo dhawaanshaba leh, xirfadlayaal ku xeeldheer cilmiga dalagga, masuuliyiin ka go’nansho leh iyo bulshada oo baahi u qabta farsamooyinka casriga uga faa’iideysato si waxsoosaarka kor loogu qaado
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraysta=
majirto wax fursad ah oo la taxay ama la tixgaliyay.
Macadda =
fursaduha waa lasoo taxay balse sharaxad lagama bixin sababata hanaankan loo soo qaatay ama kuwa kale loo buriyay
.
Gudbay =
waxaa si waafi ah loo soo taxay fursadaha (wadeeqooyinka) islamarkana la bayaamiyay sababta lagu xushay.
TALABIXIN 2.11 Tax dhamaan saamaynta togan iyo taban ee mashruuca, sido kale sharaxaad ka bixi habka mashruucu saamaynta xun ugu yeelan karo qaybaha kala duwan ee bulshada sida (sinjiga, Isirka, diinta, dadka laxaadka la iwm) iyo hanaanka kahortaga saamayntan. Saameynta togan waxaa ka mid ah: In kor loo qaado waxsoosaarka huktarkiiba iyadoo oo loo gudbinayo farsamooyinka casriga ah ee beerashada si ay beeraleydu waxsoosaarkooda kor ugu qadaan. Saameyn taban ma leh mashruucu.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay
=
wuxuu ku guuldaraystay soo bandhigida saamaynta mashruuca ama saamaynta xun laguma qanci karo.
Macadda =
saamaynta togan iyo tan taban ee mashruuca way taxan yihiin balse sicad looma tibaaxin.
Gudbay =
saamaynta togan iyo taban ee mashruuca si cad ayaa loo soo bandhigay laguna qanci karo.
TALABIXIN Qaybta 3: Macluumaadka Maaliyada HEERKA TAYADA QIIMAYNTA (Dhamaan maaliyada waxaa lagu soo dhigaya Birr ETB) Natiijada qiimaynta tayada
(iskudarka qodobada 3.1, 3.2 iyo 3.3)
Guuldaraystay=
macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda =
macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay =
Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN 3.1 Qiyaasta wadarta kharashka lagu dhamaystirayo mashruuca: 24,025,882 ETB 3.2 Baahida miisaaniyada ee mashruuca 40,000,000 ETB (wadarta miisaaniyada dhamaan sanadada waa in ay la egtahay cadadka ku dhigan qodobka 3.1 f) Sanad misaaniyadeedka Cadadka lacagta loo baahan yahay 2015 24,025,882 3.3 Ilaha maalgalinta mashruuca Nooca Maaliyada Cadadka(ETB) Cadadka (%) Lacagta Qalaad Khasnada dawlada 24,025,882 100 Daynta dibada Deeqda dibada Daynta dalka gudihiisa Dakhliga Iibka Lacagaha kasoo xerooda adeegyada Kaalmada bulshada WADARTA
(Qiimaha la xisaabiyay)
24,025,882 100 0 3.4 Kharashka hawl-fulinta sanadka(ETB): Natiijada qiimaynta tayada
(iskudarka qodobka 3.4 iyo 3.5)
Guuldaraystay =macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn. Macadda = macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin. Gudbay = Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN wadarta guud ee qiiyaasta hawl-fulinta sanadka ee mashruuca kharash intee dhan ayaa laga dabooli karaa miisaaniyada hatan jirta? kharashka hawl-fulinta ee cusub (cadadka laxisaabiyay) 3.5 Ilaha miisaaniyada kharashka dheeriga ah ee hawl-fulinta: ( 24025882
) khasnada dawlada
( ) Daynta Dibada ( ) Deeqda Dibada ( ) Daynta Dalka gudihiisa ( ) Dakhliga Iibka ( ) lacagaha kasoo xerooda adeegyada kala duwan ( ) kaalmada bulshada 3.6
Dib u habaynta (maalgalinta) dhulka ma loo baahan yahay? (Haa/Maya)
Haddii jawaabtu tahay ‘Haa’ sheeg wadarta cadadka kharashka ku baxaya helista dhulkan (kharashka Magdhawga/ dib u dajinta iwm)
Maya
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda =
macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay
= Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Qiyaasta wadarta kharashka dhulka: ETB 3.7 Mashruucu dakhli ma abuuraya? (Haa/Maya): Haddii jawaabtu tahay haa fadlan soo bandhig qiyaasta dakhliga, illaha dakhliga iyo odoroska/sadaasha cadadka faa’iidada kasoo baxaysa mashruuca (IRR). Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay
= macluumaad aan xaqiiq ahayn ama aan sugnayn.
Macadda
= macluumaadku waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin.
Gudbay
= Xogtu way cadahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Sanadka 1aad ee hawlgalka Sanadka 2 Sanadka 3 Sanadka 4 Ilaha dakhliga: Faa’iidada mashruuca (IRR): 4. Qorshaha Hirgalinta Heerka Tayada Qiimaynta Dhibcaha 4.1 Soo dhig qorshaha jadwalka mashruuca: Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Jadwalka laguma qanci karo.
Macadda=
qorshaha jadwalka waa sugan yahay balse u baahan faahfaahin. Gudbay = qorshaha jadwalka waa cad yahay sido kale qiyaasta lasoo dhigay waa lagu qanci kara.
TALABIXIN Marxaladda wakhtiga Diyaarinta /dhamaadka qiimaynta (dib-u-eegista) Hamble Dhajinta qandaraaska Bixinta qandaraaska Shaqo bilaabida Diqimti Dhamaystirka shaqada Sane Adeeg bixinta mashruuca (hawlgalka mashruuca) 4.2 Tax gashiyada cududa shaqaalaha, agabka hawlgalada iyo adeegyada muhiimka u ah hirgalinta iyo hawlgalka mashruuca. Sidee wakhtiga ku haboon lagu helaya? Agaasin, Madax-kooxeed. khabiiro, cilmi-baadhe, xirfadlayaal iyo xoosade
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Arrimaha ku xusan su’aasha lagama jawaabin.
Macadda =
Gashiyada mashruuca waa la sheegay balse siyaabaha lagu helayo macadda.
Gudbay =
Gashiyada mashruuca iyo qorshaha helida gashiyada si hufan ayaa loo soo dhigay.
TALABIXIN 4.3 Maxay tahay khibrada xafiiska mulkiilaha ah ee hirgalinta mashaariicda lamidka ah mashruucan? Haddii khibradu kooban tahay ama aysan jirinba sharaxaad ka bixi habka loo xalinayo xaaladan (khibrad la’aanta). Wuxuu fuliyay mashaariicdan noocan oo kale ah laga bilaabo markii la aasaasey isagoo kaashanaya wakaalada abuurka xulka oo fulisa iibka abuurka tayeysan sidoo kale wasaarada beeraha oo gacan ka geysata fududeynta dalabka iyo iibka sunta, agab-buufiyaha iyo agabka laga gashaanto waxyeelada sunta. Wuxuu fuliyey mashruucan waxsoosaarka qamadiga/bariiska mid la mid ah iyagoo ay iskaashanayaan wasaarada beeraha ee dalka, cilmi-baadhista dalka iyo deegaanka sidoo kale wuxuu si gaara u fuliyey soo saarida dhirkobcinta inkasta oo ay khibrad yari ka jirto aasaasida buntaanka abaqaalka geed-midhoodka.
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
khibrad la’aan & xalka suurta galka ah lama soo dhigin.
Macadda =
khibrad la’aan hase yeeshe, xalka kahortaga waxaa suurtagal ah in arrintan waxkataro iyadoo balse u baahan faahfaahin dheeraad ah.
Gudbay =
Waxaa dhigan khibradii hore oo xaqiijin u baahan
AMA
Khibrad la’aan balse xalka lasoo dhigay oo ah mid lagu qanci karo.
TALABIXIN 4.4 Tax wakaaladaha ama hay’adaha dabagalka ee loo baahan yahay ka qaybgalka hirgalinta mashruuca iyo arrimaha sharci ee furdaaminta u baahan? Xafiiska maaliyada iyo Xafiiska qorshaynta DDS
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay=
lagama jawaabin.
Macadda =
Hay’aduhu ay xusan yihiin balse waxaa jira farqi dhinaca sharciga
ah (
Farqi arrimaha Hay’adeed)
Guulaystay=
Waxaa si waafi ah loo taxay dhamaan hay’adaha ay khusayso iyo macluumaadka sharciyeed ee ku xeerran.
TALABIXIN 4.5 Tax bah-wadaagta mashruuca iyo xaalada/heerka latashi ee lala yeeshay. Wakaalada abuurka xulka ah iyo calafka xoolaha DDS, Wasaarada Beeraha ee Dalka, Mac’hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha ee dalka iyo deegaanka
Natiijada qiimaynta tayada
Guuldaraystay =
Bahwadaagta lama soo dhigin.
Macadda =
Bahwadaagta waa la taxay balse lalama tashan
ama
shaxda bahwadaagta ma dhamaystirna.
Gudbay =
Bahwadaagta si dhamaystiran ayaa loo dhigay, waxaan bilawday latashigii bahwadaagta.
TALABIXIN 4.6 Tax khataraha habsami u hirgalinta mashruuca soo wajihi kara (maxay yihiin caqabadaha soo bixi kara?) iyo habka maareeynta khatar kasta oo mashruuca soo wajahda. (haddii loo baahdo fadlan ku darso faahfaahin dheeri ah) i TALABIXIN Qeexida khataraha Habka maareeynta khataraha? 4.7 Mashruuca shaandheeynta hore ku guulaystay ee u baahan daraasaad kale A. Maxay dhantahay Miisaaniyada daraasadka ee loo baahan yahay? ETB B. Miisaaniyada daraasaadka xagee laga helaya? C. Sharaxaad ka bixi qaabka diyaarinta iyo dhamaystirka daraasaadka. D. sheeg muddada dhamaystirka daraasaadka iyo wakhtiga qiimaynta? (Bisha/Sanadka)
Qaybta 5: Ciiwaanka Xafiiska Mulkiilaha ah & Xaqiijinta Mashruuca
You need to add a widget, row, or prebuilt layout before you’ll see anything here. 🙂