TACSI TIIRAANYO LEH
INA LILAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN
Dhamman maddaxada iyo shaqaalaha Xafiiska Beeraha Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska iyo qaraabada gaar ahaan reer Cabdilaahi Cabdisalam oo aan uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Cabdilaahi Cabdisalam oo ka mid ahaa shaqaalaha Xafiiska Beeraha ee DDS
Naxariistii jano Allah haka waraabiyo samir iyo iimaan.
