Waxaa saaka ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Beeraha, DDS, Shirkii Qiimaynta Warbixinta sagaalka bilood ee Baahda Beeraha,Halkaas oo loo soo jeediyay Guddi Hoosaadka Beeraha iyo Xoolaha ee Guddiga Joogtada Ee Gollaha Xildhibaanada Heer Deegaan, Guddiga Hoosaadka Ayaa ku booriyay Hawlaha kala duwan ee ay wadaan Bahda Beeruhu, iyagoo si gaar ah u bogaadiye Kooxaha Tageerada Wareega ee Xafiisku Aas-aasay, islamarkaana ka hawl galaya lix Gobal.







