Kooxaha Tageerada Wareega(Agricultural Extension Mobile Out reach Team) ee Gobalka Fafan ayaa saaka hawlahoodii shaqo ka sii wadday Clusterka Sorghumka(Hadhuudhka) ee degmada Babili ee Gobalka Fafan, halkaas oo bulshada beeralayda ah ay ku wacyi galiyeen, islamarkaana ay ku dhagaysteen Cabashooyinka dhanka Abuurka ee ay tabayaan, waxaa sidoo ay siinayaan farsamada beerahada casriga ah, iyadoo hadda la suggayo Raxmada Alle(Roob) oo aan wali sifiican uga Curan Gobalka fafan.



