You need to add a widget, row, or prebuilt layout before you’ll see anything here. 🙂






Iyadoo degmooyinkan laga kireeyay dhul dhan 1000 hector( 4000 qoddi) Islamarkaana lagu beerayo Dalaga Galayda oo laga filayo inay kasoo baxaan Dallag dhan 20,000 ilaa 25,000 QtlHaddaba Xafiiska oo kaashanaya Qaab dhismeedkiisa degmooyinka ayaa hawshan ka fulinaya degmooyinka sare ku xusan Iyadoo maanta lagaadhsiiyay Abuurka tayaysan ee lagu beerayo dhulkan. Islamarkaana hawsha qoddaalku si fiican u socot.
