Exclusive
Waxaa saaka Kolliyada Maaraynta DDS, ka qabsoomay Shirwaynaha Aas- aasida Ururka Maal-gaashadayaasha Waxsoosaarka Dallaga Beeraha Heer Deegaan
Xarumaha Tababarka Beeralayadu ( FTC) waa Goobaha lagu gaadhsiiyo beeralayda farsamooyinka Casriga ah ee beerashada dallagyada kala duwan
Shirkii laba geesoodka ahaa Xafiiska Beeraha DDS & Xafiiska Kifiya Micro-finance & Technology
Hogaaminta Gobalka Fafan Ayaa Maanta dhaadhicsay Awaamirtii Xafiiska Beeraha DDS ee Degmooyinka Gobalka. Halkaaso oo ay ka Saxeexeen Hogaaminta Degmooyinku inay Dhaadhicinayaan Qoddobadii Heshiiska oo ahaa
Kulan wayn oo uu daadihinayay Wasiirka Xafiisku oo loogu soo bandhigay Hayada GIZ Mashruuca Strenghtining Rural Value Chain
1
2
3
4
