Waxaa saaka ka qabsoomay Xafiiska Beeraha DDS. Kulan wayn oo uu daadihinayay Wasiirka Xafiisku oo loogu soo bandhigay Hayada GIZ Mashruuca Strenghtining Rural Value Chain. iyadoo halkaas lagu soo bandhigay. Fursadaha iyo Caqabadaha Ka jira dhanka beeraha deegaanka. Iyo Hawlaha uu Mashruucu uu laqaban karo Beeralayada Iyo Xoolo-dhaqato beeralayda Deegaan






