Xafiiska Beeraha ee DDS ayaa ku hawlan kor uqaadida waxsoosarka
Iyadoo la adeegsanayo farsamooyinka falashada beeraha oo casriyaysan ee dalagyada,ayaa waxa uu xafisku udiray xubno is kugu jira xafiska beeraha iyo cilmi baadhista kana howl galeen clusterka Fafan, Sity,Erer,Nogob, ee waaxda Horumarinta waxsoosarka iyo ilaalinta dalaga, iyo cilmi badhista, kuwaas oo loo xilsaaray fulinta ol-ole wacyigalin iyo kahortaga ah oo lagu ciribtirayo cayayaanada iyo cudurada waxyeeleya dalagyada beerah
Kooxdan ayaa sidhow ulashaqaysay beeralayda iyo xirfadlayaasha dagmada k/jigjiga,iyo gursum qabalah kalah cara caska,harawod, kubijare,
Kuna wacyigaliyay maaraynta cayayaanada iskudhafan (Integrated pest management)ka siiyeen beeralayda iyo xirfadlayaash sida loo maareeyo islamarkaana loo yareeyo waxyeelada iyo hoos udhaca waxsoosarka dalaga.













