Golaha Xildhibanada DDS ayaa ansixiyay magacaabid kala duwan
1- Mudane. Ing. Axmed Miraad Layli: Wasiirka Xafiiska Biyaha DDS.
2- Mudane. Axmed Shugri Cabdi: Madaxa Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS
3- Mudane. Cumar Faaruq Warfaa: Madaxa Xafiiska Qorsheynta DDS
4- Mudane. Cabdiqadir Rashiid Ducaale: Hogaanka Nabadgeliyada DDS
5- Mudane. Dhayib Axmed Nuur: Madaxa Xafiiska Maaliyada DDS.
7- Mudane. Maxamed Naaji Maxamed: Madaxa Xafiiska Cadaalada DDS
8- Mudane. Cabdullahi Maxamud Muuse Madaxa Xafiiska Beeraha
9- Mudane. Maxamed sheikh Aadan: Madaxa Xafiiska Waxbarashada
10- Mudane. Qabdiid Cabdi Cumar: Madaxa Xafiiska Arrimaha bulshada
11- Mudane. Maxamed Cali Maxamed: Madaxa Xafiiska Tamarta iyo Macdanta.
12- Mudane. Maxamed Aadan Daahir: Madaxa Xafiiska Xafiiska Warfaafinta DDS.
6- Mudane. Cabduqaadir Iimaan Madaxa Xafiiska Horumarinta Xooladhaqatada DDS.


See insights
Boost a post
All reactions:
12Xafiiska Beeraha and 11 others