Waxaa Hotelka Lotus nooga qabsoomay kulanka isu-duwidda Abuurka, kulankan oo ay qayb ka ahaayeen haayadaha gargaarka (NGOs),...
Our News
MASHRUUCA HORMARINTA SILSILADDA WAX-SOOSAARKA QAMADIGA Waxaa si rasmi ah loo dhagax-dhigga Mashariicda Waraabka Yar-yar, oo laga hirgelinayo...
Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), iyo Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS Mudane Cabdillaahi Maxamed ayaa...
Waxaa xafiiska Beeraha uu u qabtay Tababar Shaqaalaha Barnaamijka Shabakada Badbaadada Waxsoosaarka (PSNP) oo ka kala socday...
Munaasabadda lagu kala saxiixanayey heshiiska waxaa ka soo qayb-galay Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Madaxweyne...
Xafiiska Beeraha ee DDS ayaa ku hawlan kor uqaadida waxsoosarka Iyadoo la adeegsanayo farsamooyinka falashada beeraha oo...
Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey oo la booqday si loo dhiirrigeliyo wax-soo-saarka beeraha. Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim...
Qalaafe :Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Muuse, oo ay wehelinayeen wafti ka socday Madaxtooyada, Maareeye...
Mashruuca Waraabka ee Galbeedka Goday Wafti ay hoggaaminayaan Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Wasiirka Wasaarada...
Mashruuc kor loogu qaadayo dhinaca waraabka waxsoosaarka beeraha oo ay ka faa’iidaysanayaan 1,000 qoys ayaa laga dhagaxdhigay...
