Our News Mashruuca Hidisay BoA November 14, 2024 1 minute read 0 Magaca Xafiiska Mashruuca Hindisay: Xafiiska Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga Sekterka u hoostago: Beeraha Magaca Mashruuca: Soo iibinta Carro bacrimiyaha iyo kor u qaadida nafaqada carada Qeexida Nooca Mashruuca: Urea, NPS, Gypsum, Sameynta farsamada bacrimiyaha dabiiciga ah Goobta: Degmooyinka: 75 degmo oo xoolo-dhaqato beeraley ah Qiyaasta kharashka mashruuca (Wadarta): 30,575,250 Baahida Miisaaniyada: 240,000 etb 15,000,000 Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta dalka 30,575,250 Ilaha kharashka: khasnada dawladda Qaybta kharashka mashruuca ee lacagta qalaad ETB Ilaha kharashka: Qiyaasta kharashka hawl-fulinta & dayactirka (kharashka guud ee hawl-fulinta sanadka): Qiyaasta wakhtiga mashruuca labilaabayo (Bisha /sanadka): Mask/2015 Qiyaasta wakhtiga hawlgalinta ee mashruuca dhamaday (Bisha /sanadka): Sane/2015Mashruuca Hidisay About The Author BoA See author's posts Post navigation Previous: dalgaNext: waxqabadka xafiiska Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Δ Related Stories Our News Waxaa saaka Kolliyada Maaraynta DDS, ka qabsoomay Shirwaynaha Aas- aasida Ururka Maal-gaashadayaasha Waxsoosaarka Dallaga Beeraha Heer Deegaan BoA April 29, 2026 0 Our News Xarumaha Tababarka Beeralayadu ( FTC) waa Goobaha lagu gaadhsiiyo beeralayda farsamooyinka Casriga ah ee beerashada dallagyada kala duwan BoA April 24, 2026 0 Our News Shirkii laba geesoodka ahaa Xafiiska Beeraha DDS & Xafiiska Kifiya Micro-finance & Technology BoA April 22, 2026 0