Hogaaminta Gobalka Fafan Ayaa Maanta dhaadhicsay Awaamirtii Xafiiska Beeraha DDS ee Degmooyinka Gobalka. Halkaaso oo ay ka Saxeexeen Hogaaminta Degmooyinku inay Dhaadhicinayaan Qoddobadii Heshiiska oo ahaa
- Fulinta Qorshaha Waxsoo saarka & Kor uqaadista Dallaga
- Fulinta Kaydka Raashin ee dhanka ka -bixista ku tiirsanaanta.
- Koru-qaadida & fulinta Qorshaha hab-beerashada Aag bereedka “Cluster system”ka.
- Dhameystirka Qoondada Qaadashada Kaarka Qaranka/National I.D dhanka ka faa’iideystayaasha mashruuca PSNP-5.
5.Fulinta Qorshaha Raad-reebka cagaaran.




