Waxaa degmooyinka Imay Galbeed, Jarati, Dolo bay, Dolo Ado, Cadaadlay, Beercano, Goday, iyo Qalafo. Laga wadaa Faltusmeedka Waawayn ee beeralayda lagu tusayo, Dalagyada Firalayda, Geed-midhoodka iyo khudaarta.
Iyadoo Qorshuhu yahay sidii beeralaydu uga bixi lahayd Qaabkii hore ee dhaqamiga ah ee beershada dallagyada kala duwan.





