XAFIISKA BEERAHA DDS
Mashruuca Hormarinta silsilada Waxsoosaarka Qamadiga ee u adkaysiga isbadalka cimilada (CREW)
Xaflada xidhitaanka Tababar kor loogu qaadayay garaadka aqooneed ee wadayaasha iyo cilad bixiyayaash qalabka beeraha oo laga soo xulay gobalada shabeele,afdher,Fafan iyo liban ee dagmooyinka mashruucu ka hirgalay.








