Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Wasiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maamulka degmada Qabribayax ayaa kormeeray mashaariicaha laga fulinayo degmada, iyadoo laga faa’iidaysanayo mashruuca horumar kaga jawaabidda saamayta qaxootiga oo isugu jira ballaadhinta xarunta caafimaadka Hartasheekha, dhismo dugsi iyo 8km oo ah waddooyinka magaalada Hartasheekha oo hadda gabo’gabo maraya iyo sidoo kale xidhxidhka dhulka oo laga fulinayo tuulada Dhurwaale ee degmada Qabribayax. Wasiirka Xafiiska Beeraha…

Read more

Hiigsiga Beeraha

sida aynu wada ognahay DDS waa dagaan kusaab inuu uqalmo inaa lamaal galiyo dhamaan meel walboo kamida deegaanka , sababtuna waa dhul ubaahan laba arimood in loo huro maal galin si loo soo saaro biyaha hoosta kuduugan in shaqsi kastoo udhashay dhulkan uu beera ugu yaaraan laba 50 mr waa inaa loo sameeyo suuq dalaga ka soo baxa beeraha sababtu…

Read more

Wax Soo Saarka Degmada Gunagado

maal galiye udhashay deegaanka ayaa wuxuu maali galiyay tuulada ladhaho Bulxan OO aha degmada Gunagado halkaas oo ay kasoo baxday basal dhan 5000 kintaal taas oo Xaaji Mahada Buraale kutil maamay in kujirto hantida laraa dinayo dhulkeena hooyo waana lama huraane waa inaan hagar la aan dhulka laqoto lana soo saaro nimcoo

Read more

wax soo saarka horoorays

wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka xafiiska beeraha Dr.Abdi Qadir oo ay waheli yaan wadfi heer fadaraal ah kuwa deegaan ba ayaa waxay soo ee geen wax soo saarka horoorays oo ilaahay kumanaystay nimco badan oo sarci ah waxaanay arkeen wax soo saarka ay leedahay waxaan la nisla gartay in hadii lamaal galiyo dhul keena inaan la ina hoos fadhiisan…

Read more

Heerka Tababarku Marayo

ASC Dhamaan sida aynu ogsoonahay dar-dar galinta waaxda ict ga, oo  horay usocota kana timid heer fedheral,Taas oo ah xoogsaarida kafaa idaysiga sidan hoos kuxusan1. Database(Redatam 7) oo larabo dalka statics kiisa  in laga helo hal meel ah wax walba waana faa idadii inga maqnayd kadeegaan ahaan .sababtuna xog hadaan lakala helin qorshaha lasameeyo meelgaadhi maayo.===========    “gaining the real information is the key/root…

Read more