Gababa Gabayntii Tababarkii Xisbiga

0

Gababa Gabayntii Tababarkii Xisbiga Barwaaqo Ee Xafiiska iyo shilimaad sifiican loo agaasimay

kaas oo ay daa dahaynayeen hogaaminta xafiisku Wasiir Dr.Abdiqadir ,W/K Sadik iyo W/k Ahmed

Hogaamintu waxay sifiican oo ay kamuuqato xushmad,danqasho,laxe jeclo qaran noogu daa dahay nayeen xafiiska guduhiisa

Tababar ka ujeedadiisa iyo yoolka larabo iyagoo ku dadaalaya sidaan ufami lahayn hadafka ,ujeedada cashar walba iyagoo kahadalyay sidan

1. Hanti abuurka/samaynta waxa aas aaska u ah iyo iska ilaa linta hanti burinta dhanwalba

2. Tabinaha loo baahan yahay iyo taan loo baah nayan ,dheeftooda iyo dhibka ba

3. Taariikhda dalka iyo ta deegaan bao o loo jiheeyay kala shaan dhaynta saxda iyo tahumaaga ah

Sidaa darteed hogaamintu si qodo oo mug iyo miisaan leh noo siiyeen tababarka xisbiga intaa waxaa dheera aqalka oo si aad ufiican uga qayb qaadanayay dodo cilmi iyo mug kufadhiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: