ASC Dhamaan sida aynu ogsoonahay dar-dar galinta waaxda ict ga, oo horay usocota kana timid heer fedheral,Taas oo ah xoogsaarida kafaa idaysiga sidan hoos kuxusan1. Database(Redatam 7) oo larabo dalka statics kiisa in laga helo hal meel ah wax walba waana faa idadii inga maqnayd kadeegaan ahaan .sababtuna xog hadaan lakala helin qorshaha lasameeyo meelgaadhi maayo.=========== “gaining the real information is the key/root solution of next steps that is why the federal focus engaging on database use”
FG:- markaad daraasayso kafaa idaysiga ict ga aad buu uyaryahay xaga deegaanka 20% marka aad barbardhigto deegaamada kale.
Hassen Aden ICT director