Caqabadaha Xafiiska Ee SM-2011

0
  1. Xarumaha Tababarka Beeralayda Oo Tiradoodu Yartahay Marka Loo Eego Baaxda
    Deegaanka
  2. Khibrad Wadaag in Loo Aado Deegaanada Kale Oo Aad Uyar
  3. Cagafyadii Laga Soo Gadday Miisaniyada Xafiiska Oo Aan Lasiin Dad Beeralay Ah Oo
    Intooda Badan Caddilanyihiin,
  4. xirfadlayaasha horumarinta beeraha oo aan qaadan mushaar kufilan, ayaa waxa ay
    sababtaa inay shaqada katagaan,
  5. Gashiyada beeraha oo yar sida: –
     Abuurka xulka ah iyo abaqaalka geed-midhoodka
     Bacriminta (fertilizer)
     Qalabka beeraha
     Sunta beeraha
  6. Xirfadlayaasha beeraha (DA yada) iyo gaadiidka dabagalada oo aan ku fileyn sida: –
     Xirfadlayaasha dalagga
     Xirfadlayaasha khayraadka dabiiciga
     Xirfadlayaasha iskaashatada
     Xirfadlayaasha waraabka
  7. Kobcinta awooda ee khabiirada iyo xirfadlayaasha waxsoosaarka, ilaalinta, khudaarta iyo
    geedmidhoodka oo aan ku fileyn
  8. Faltusmeedyada loogu talagalay in lagu tababaro habka waxsoosaarka casriga ah ee sida:
    • abuurka xulka ah, bacriminta iyo suntan beeraha oo aan ku fileyn
  9. Xarumaha tababarka beeraleyda (FTC) oo aan sidii loogu talogalay aan u shaqayn
  10. Gashiga lacageed (seed money) ee xarumaha tababarka beeraleyda oo aan loo qaban
  11. Isku-dhacyada (khilafaadka) Somalida iyo Oromada oo hoos u dhigey waxsoosaarka dalagga
  12. Xidhiidhka ka dhaxeeya beeraleyda – cilmibaadhayaasha – adeeg bixiyayaasha fidinta farsamooyinka casriga ah ee beeraha oo liita
  13. Xafiisyada hor. Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ee heer degmo oo aan lahayn gaadiid ku filan
  14. Sharciga maamulka dhulka miyiga oo aan deegaan ahan wali aan la ansixin
  15. Nolasha maamulka xoola dhaqatada oo aan khibrad u la hayn ku dhaqanka maamul dhulka oo casriyaysan
  16. Gaadiidka shaqoonyinka lagu qabto oo aan ku filayn xafiiska
  17. Xidhiidhka dagmooyinka naga dhaxeeya oo aad u hooseeya
  18. Shaqo abuurka miyiga oo Muwaaqirkiisa oo aan loo dhaadhicin ilaa heer Gobol iyo Heer degmo.
  19. Lacag soo celinta shirkadihii shaqo abuurka sanadkii 2010 T.I oo aad u yar
  20. Tababaradii shaqo abuurka ee laga Filayay heer federal oo aan la soo dhaadhicin iyo Qalabkii sida cagaf, cagafyada ee sanadkan bilowgiisii la qabtay heer federal oo aan la helin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: