Kulan ujeedkiisu ahaa xaaladda guud ee nafaqada Deegaanka ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga. Mudane Cumar Cabdi Maydhane, Wasiir Ku-xigeenka Xafiiska Beeraha DDS oo ujeedka kulankani nooga warbixiyay ayaa sheegay in kulankani oo uu soo diyaariyay Xafiiska Beeraha DDS uu yahay ka wada hadalka waaxaha kala duwan ee xafiisayada ka shaqeeya nafaqada sidii ay uyeelan lahaayeen istaraatijiyad cad oo ay ku midaysan yihiin,islamarkaasina uu gogolxaadh uyahay sidii ay uyeelan lahaayeen dallad guud oo ka shaqaysa xaaladda nafaqada Deegaanka.

%d bloggers like this: