Hormarka Beeraha Shabeele

Guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa soo kormeeray xarumaha adeeg-bixinta iyo mashaariicaha horumarineed ee degmooyinka gobolka Shabeelle.
Kormeerka guddigan ayay ujeeddadiisu tahay in dabagal lagu soo sameeyo adeeg-bixinta xarumaha dawliga ah, dhul-beereedka iyo mashaariicaha ka socda degmooyinka gobolka Shabeelle.
C/qani Muxummed, guddoomiyaha guddigani dabagalka ayaa noo sheegay in dhammaan mashaariicihii iyo adeeg-bixintii kala geddisnayd ee ay soo kormeereen ay ahaayeen kuwo meelo fiican maraya.

%d bloggers like this: