Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS

Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Wasiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maamulka degmada Qabribayax ayaa kormeeray mashaariicaha laga fulinayo degmada, iyadoo laga faa’iidaysanayo mashruuca horumar kaga jawaabidda saamayta qaxootiga oo isugu jira ballaadhinta xarunta caafimaadka Hartasheekha, dhismo dugsi iyo 8km oo…

Read more

Ramadaanka iyo Fursada

SC DHAMAAN SHAQAALAHA XAFIISKAsalaan kadib waxaan galnay 10 kii danbe ee Ramadaan ka waxaana kujira habeen udhigma camal ahaan 83 sanowaana la aqbalaa ducooyinka madaama aynu kujirno dal ahaan SRS  Dhibaato culus oo ah abaarowaxaan ina xasuusinayaa in ilaahay labaryo oo laxasuusto inuu inaga kor qaado dhibaatada ay kamidtahay1. roob la,aanta/yare2 fahmi la,aanta dadkeena ee xaga beeraha wax soosaarka3.fahan la,aanta…

Read more

GUDIGA FULINTA DDS

waxay maanta go,aamiyeen inay abaaraha ugu deeqaan mushaarkooda waa xas waana tusaale mudan in lagu daydo cidakale iska jari kartaana ha iskudaydo dadka kale waxay iska goyn karaan ha iska jareen waa sadaqo

Read more

The future Demand for Agri

when i observed the situation of our land mother ,it is required to make it’s future time to design ordering all our mature people to cultivate at least fifty Mr (50) because if you wish to be independent before that make good climate for your nation to get your dream all riches people should invest special the water ground for…

Read more

Tababarka Dirawalnimada Cagafta

Xafiiska Beeraha DDS ayaa tababar u qabtay xubno ka socda 15 degmo oo Deegaanka ah kuwaasi oo isugu jira dirawalo iyo makaanikyo cagafyada beeraha ah. Tababarkan oo uusoo diyaariyey xafiiska beeraha waaxdiisa Fidinta Farsamooyika Casriga ah ayaa ka furmay kulliyadda tababarada xirfadaha kala duwan iyo farsamada ee Jigjiga Polly tichnic, tababarkani ayaana ah mid kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee…

Read more

hormarka xafiiska

Wasiirka Xafiiska Beeraha Deegaanka iyo qaar ka mid ah agaasinnada xafiiska ayaa soo kormeeray beeraha geedmidhoodka laga beero ee degmooyinka Gursum iyo Shabeelley. Ujeeddada kormeerka oo daarnayd u kuurgalka xaaladda beeraleyda geedmidhoodka beera ee degmooyinka Gursum iyo Shabeelley ayaa waxay sidoo kale soo kormeereen xarunta barbaarinta dhirta ee Golo-xaajo degmada Gursum, xarunta oo lagu beeray laguna xannaaninayo geedmidhoodka liinmacaanta iyo…

Read more

Soomaaliya

Wafti balaadhan oo ka socday Soomaaliya iyo Somaliland oo khibrad wadaag u jooga deegaanka ayaa saaka loo sharaxey qorshayaasha iyo waxqabadyada iyadoo halkaas masuuliyiinta xafiiska oo uu u horeeyo Wasiirka/Madaxa Xafiiska Beeraha DDS Cabdulqadir Iimaan (PhD) ayaa soo dhaweyn diiran loogu sameeyay wafdiga islamarkaana loo faahfaahiyey qorshayaasha iyo waxqabadka sektarka beeraha oo ay runtii aad iyo aad ugu bogeen.

Read more

Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in mashruuca horumar kaga jawaabidda saamaynta qaxootiga uu door muhiima ka qaadanayo horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Wasiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maamulka degmada Qabribayax ayaa kormeeray mashaariicaha laga fulinayo degmada, iyadoo laga faa’iidaysanayo mashruuca horumar kaga jawaabidda saamayta qaxootiga oo isugu jira ballaadhinta xarunta caafimaadka Hartasheekha, dhismo dugsi iyo 8km oo ah waddooyinka magaalada Hartasheekha oo hadda gabo’gabo maraya iyo sidoo kale xidhxidhka dhulka oo laga fulinayo tuulada Dhurwaale ee degmada Qabribayax. Wasiirka Xafiiska Beeraha…

Read more

Dalaga Beeraha

Xafiiska Beeraha Degmada Tulli-guuleed ee gobolka faafan. Madaxa xafiiska beeraha degmada Tulli-guuleed Mudane Abdi yuusuf ayaa koormeero iyo indho indhayn ku soo maray beeraha wax soo saarka degmada tulli-guuleed. Waxa muuqata oo la arkaa shaqooyinka iyo dadaalada uu wado xafiiska beeraha dagmada tulli-guuleed ee uu kaga midho dhalinayo qorshaha wax soo saarka dallaga beeraha ee ay xukuumada deegaanku sanadkan qorshe…

Read more

Beeraha Gobalaka Faafan

Madaxweyne-ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa booqasho ku tagay dhul-beereedka qamadiga Awbarre & Tulli-guuleed ee gobolka Faafan. Booqashadan oo madaxweyne-ku-xigeenka uu ku wehelinayay Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayay ugu kuurgalayeen wax-soo-saarka beeraha banka gaar ahaan Tulli-guuleed & Awbarre, si looga natiijo keeno qorshaha Dalag iyo Daryeel oo qorshe ahaan loo qaatay in la beero dhul-beereed dhan 847 kun oo…

Read more

%d bloggers like this: