Masuuliyiinta gobolka Qorraxey iyo kuwa degmada Qabridahar ayaa soo kormeeray beeraha hormuudka ah ee degmada Qabridahar. Masuuliyiinta oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha gobolka Qorraxey Mudane Fu’aad Yuusuf ayaa kormeer iyo indho’indhayn ku soo sameeyay beeraha hormuudka ah ee degmada Qabridahar, kuwaas oo inta badan laga faa’iiday dalag ka soo baxay.Qaar ka mid ah beeraleyda ayaa sheegay in ay nooloshooda wax iska baddeshay markay billaabeen falashada beeraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: