ILAALINTA DHIRTA

Tusaale Ina dhiira Galinaya
Xaga DHIRTA

Magaalada Wajaale ayaa dhir-beeris iyo ol’ole nadaafadeed oo qeyb ka ah barnaamijka tabarrucaadka laga sameeyay.

Barnaamijka tabarrucaadka xilliga xagaaga ayaa magaalada Wajaale dhir-beeris iyo ol’ole nadaafadeed si wadajira ay uga sameeyeen masuuliyiin heer deegaan ah iyo masuuliyiinta Maamulka Magaalada Wajaale.

In ka badan 500 oo noocyada geedaha kala duwan ah ayaa lagu beeray 4 goobood oo muhiim u ah dhanka bilicda magaalada, taas oo qeyb ka ah dadaallada dal ahaan iyo deegaan ahaanba loogu jiro qorshaha cagaarinta iyo hagaajinta Deegaanka.

Leave a comment

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: