Maamulka magaalada Godey ayaa soo kormeeray wax-soo-saarka dalagga beeraha ee iskaashatooyinka magaalada Godey.
Iskaashatooyinka ka hawlgala magalada Godey iyo shacabka oo ka jawaabaya qorshihii dowladda ee ahaa Dalag iyo Daryeel ayaa diyaariyay dhul-beereed aad u ballaadhan oo laga abuuray midhaha noocyadooda kala geddisan.
Yuusuf C/laahi Xasan madaxa Xafiiska Beeraha Maamulka Magaalada Godey ayaa noo sheegay in iskaashatooyinka magalaadu ay billaabeen wax-soo-saarka dalagga, si looga gaashaanto abaaraha iyo sicir-bararka bulshada si loo soo saaro midho tayeysan oo bulshada deegaankeenna anfaca.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: