Qorshaha koradhka wax soosaarka beeraha ee deegaanka, ayaa maal- mahanba kasocday caasimada deegaanka ee Jigjiga, halkaas oo ay ka soo qayb galeen hogaaminta Gobalada, Degmooyinka iyo Maamul magaalooyinka deegaanka, halkaas oo lagu lafa guray qorshaha waxsoosaarka sanadkan, islamarkaana hogaaminta lagu siiyay qorshaha sanadkan degmo walba inta hector ee ay beerayso, haddaba, iyadoo laga duulayo ujeedada sare, ayaa waxaa maanta khibrad wadaag u tagnay magaalada lafaciisee, ee Degmada Awbare, oo hodan ku ah dhanka wax soosaarka berraha, iyo maagalada fafan(Dhagaxle) ee degmada gursum, oo aan hogaaminta soo tusaynay heerka diyaar garowga qorshaha kordhinta waxsoosaarka sanadka
Somali Regional State