abaartu waa astaan utaagan shay dabiici ah oo allah keeno markuu doon isgaa ku imtixaamaya adoomihiisa ,
sidaa darteed waxaa daawa kano qon kara
- dadaal maskax iyo ficil
- inaad istic maasho nimcoo yinka allaha kusiiyay
- aduunka ood ka dheegato waxa fiican
- dadka aan shaqay san oo shaqo loo sameeyo(fahan ahaan/dabool ka saran oo laga furo)
- maamulku waa inuu sameeyo mashaariico waa wayn sida wabiga aktiisa
- waa inaa lala soo baxo biyaha kujira dhulka loona isticmaalo dhulka labeero