Kulan lagaga hadlayo wax-soo-saarka beeraha ayaa ka dhacay jiinka wabi-Shabeelle ee degmada Beer-caano.
Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay odayaasha degmada Beer-caano ee gobolka Shabeele. Kulankan oo ka dhacay geedo hadhac leh oo ku yaalla jiinka wabi-Shabeelle, gaar ahaan aagga mashruuca galbeedka Godey ayay odayaashu xukuumadda kaga codsadeen in ay ka caawiso adeegyada u fududaynaya in ay ka faa’iideystaan wax-soo-saarka kala duwan ee sar… See mo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I accept the Privacy Policy

%d bloggers like this: